Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta qaar kula hadlay magaaladda London ee dalka Ingiriiska ayaa waxa uu soo bandhigay qorshaha ay isbahaysiga mucaaridku ku wajahayaan marka madaxweyne Siilaanyo ay dhamaato muddo xileedkiisu.
HALKAN KA DAWAAO MUUQAALKA