DHAQAALEWARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA Bulshada Reer Hargeysa Siday U Arkaan In La Dhiso Dawlad Wadaaga Haddii Doorashadu Dib U Dhacdo? DAAWO Wariye Aadan C. Ciidle Oo Makarafoonka La Dhex Qaaday By Hubaal - August 20, 2014 0 84 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bulshada Reer Hargeysa Maxay Ka Qabaan Dawlad Wadaaga Haddii Doorashadu Dib U Dhacdo DAAWO Wariye Aadan C. C. Oo Makaroonka La Dhex Qaaday Barnaamijka rayiga dadweynaha ee HCTV iyo wariye Aadan Cabdi Ciidle oo maanta makarafoonka la dhex qaaday bulshada ku dheqan caasimada Hargeysa halkaas oo wariye Adan uu dhex dhigay su’aasha SIDEE LOO ARKAA IN LA SAMEEYO DAWLAD WADAAG AH HADDII DOORASHADU KU QABSOOMI WEYDO XILIGEEDA? HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKAN OO DHAMEYSTIRAN