Booliiska Oo Laba Wariye Ku Xidhay Boorama Iyo Saylac

0
20

Borama(Hubaal) Ciidamada Booliiska ayaa magaalooyinka Borama iyo Saylac ku kala xidhay laba wariye oo la kala yidhaa Axmed Ciiltire oo ka hawl-gala Telefishan ka Borama ee RAYO iyo Cali Xajar oo ka shaqeeya Telefishanka Somali Chanel.

booliskaBooliisku sababta xadhiga labada wariye wax war ah kamay soo saarin, hase yeeshee ilo wareedyo aanu la xidhiidhnay ayaa sheegaya inay qabteen iyagoo sawiro iyo barnaamij ka samaynay weerarkii habeen hore lagu rasaaseeyey saldhiga Borama iyo Caaqil Saylac lagu Caleemo saaray dad ka soo horjeestay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here