Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino… (Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)
“Wadaamaha la dawdabay,
Dan-yartay ka maqan tahay,
Raacdadu ma daallana,
Dorraad iyo shalay-jire,
Doorka maanta noo jire,
Dib-u-jire hadhow-jire,
Ninba weel u daray baa,
Deyn loogu leeyahay,
Diiwaanka qarankiyo,
Taariikhdu dug ma leh,”
Maansadii Awrka dooh ma lagu yidhi ee Cabdi Iidaan Faarax ee Deelleeydii kuna taariikheysneyd: 7/4/1980kii, Hargeysa,
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com,www.dharaaro.com
Qormada: 2aad
14/12/2014ka, Hargeysa,