Waxan marka hore mahadnaq baladhan u dirayaa madaxwaynaha jamhuriyada somaliland iyo wasirka wasarada beeraha iyo dhaman hayadaha calamiga ah ee ka hawl gala deganka gobolka gabilay gaar ahaan degmada allaybaday ee ka shaqeya hawlaha beeraha
anigoo ah Gudomiyaha Gudida Beralayda Dagmada allaybaday waxaan halkan baaq cabasho ah uga dirayaa cid kasta oo ay khusayso arintani khasatan wasarada beeraha ee dalkena somaliland horta marka hore dagmada allaybaday waa dagmada ugu wax soo saarka badan dalkena somaliland marka loo ego dagmoyinka dalkena oo idil hadi aan ku noqdo cabashada ay qabaan ururka beralayda dagmadu waxa uu yahay in qalabki lagu talagalay deganka ee ay u kentay hayada DRC in dib nolooga ibiyo taasi oo anan waxba ka ogayn hawlahaas oo dhan anago ah gudidi beralayda dagmada allaybaday nalagana qariyay qalabkaas iyo cida loogu talagalay si loo lunsado hantida inta laeg ee deganka timid waxa u sabab ah masulka u shaqeya wasarada beraha oo ah inanka hawshan dabada ka rixaya inamada hayada u shaqeyana ku yidhi lacag ayaan idinka qadayaa beralayda ee cidi lacagta ogolata uun siya qalabkan cidi bixin waydana ha sinina sido kale waxa uu qalabkan hayadu kentay ee dib loga ibinayo beralayda danyarta ahi waxyeelo u gaysanayaa nabadgalyada beralayda waxana ka mid ah dhibatoyinka u durba kenay qalabkan gargaarka ah ee dib lonoga ibinayaa marki ay beralayda deganka walidxoor isku layeen oo dagal gacan ka hadal gadhay dhexmaray beralayda iyo shakhsiyadka hayada hormudka u ahaa sido kale waxa uu inankan dhalinyarada ee u joga wasarada degmada allaybaday gees maray ururki beralayda dagmada allaybaday oo mudo ka badan 8sano ka shaqaynayay deganka marka waxaan talo ahaan kuso jedinayaa in wasarada berihu wax ka qabato inanka la yidhaahdo Deeq Maxamed Odowaa oo ah ninka masulka ka ah hawshan oo dhan sido kale hadi ay sida kusocoto arintani waxay dhibato baxaadleh u keni karta wax soorki dalka iyo waliba kii nabadgalyo ee beralayda dhexyalay degmada allaybaday
Gudomiyaha Gudida Beralayda Dagmada Allaybaday
ISMACIL XASAN GAROON