DAAWO: Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somaliland ayaa maanta xukun dilka ah ku riday gan ku dhiiglihii dilay Xuseen Maxamuud Cawaale (Gamadheere),guddoomiyaha ciidankamada Yuusuf Faarax ayaa ka waramay gacan ku dhiiglaha ay maxkamadu ku xuntay dilka oo ka mid ahaa askari ka tirsan ciidanka boliiska Somaliland iyo sida uu xukunku u dhacay
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Askarigii Dilay Ganacsade Xuseen Gacma-Dheere Oo Maanta Maxkamada Ciidamadu Dil Ku Xukuntay