Maareeyaha guud ee HUBAAL Media Network (HMN) Maxamed Axmed Jaamac (Calooley), Madaxa Wararka ee HUBAAL Mustafe Maxamed Cabdillaahi (Faro), Axmed Cumar Axmed (Timo), Aadan Cabdi Ciidle, Ibraahim Axmed Shiine, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi (Gaas), Maxamuud Saalax Ducaale, Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan-rakuub, Cismaan Axmed Cismaan, Sakariye Axmed Jaamac, Maxamed Xasan Daacad iyoguud ahaanba bahda HUBAAL Media waxa ay hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media
Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef]
& Marwadiisa Nimco X. Cali Yuusuf
Oo Xalay [29.Oct.2014] Ku Aqal galay magaalada Hargeysa gaar ahaanna ADAM’S INN Hotel, Waxaanay leeyihiin Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala, Ubad khayr qaba oo dalkoda, dadkooda iyo diintooda anfacdana alla SW ha idin kala siiyo Aamiin…Aamiin…..