AKHRI+DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Wareegto Lagu Mamnuucayo Xayaysiisyada Caafimaad Ee Aan Soo Marin Wasaaradda Caafimaadka

0
196

Dhanka kalena Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Dr Cismaan Xuseen warsame ayaa shaaciyey in guud ahaan  uu dalka ka bilaabanayo talaalka dabaysha caruurta da’doodu ka yar tahay shanta sanadood.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa maanta wareegto easmi ah ku mamnuucay sii daynta xayaysiisyada iyo fariimaha caafimaad ee aan soo marin xafiiska Warfaafinta ee wasaaradda caafimaadka.

halkan ka daallaco wareegtada mamnuucaysa farriimaha caafimaadka oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Xaglo-toosiye

wareegto caafim

DAAWO AGAASIMAHA WASAARADA CAAFIMAADKA OO SHAACINAYA IN LA BILAABAYO TALAALKA DABEYSHA EE CARUURTA DA’DOODU KA HOOSAYSO 5-TA SANNO

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here