DAAWO: Guddidan oo ka kooban 45 xubnood ayaa isugu jira labada gole ee baarlamanka iyo guurtida,culimaa’udiinka,siyaasiinta,saxaafadda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,waxaanay guddidani ay kala shaqeyn doonaan qeybaha akaademiga nabada iyo hurumarinta ee ku hawlan arrimaha Dimuqraadiyadda,maamul-daadejinta iyo siwaafajinta bulshada
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Akaademiyadda Nabadda Iyo Hurumarinta Oo Daahfuray Kulan Ay Ku Shaacinayaan Guddi Hogaamineed...