HALKAN KA DAAWO:Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Wefti Isugu Jira Saraakiil Mileteri iyo Dublamaasiyiin ka socda dalka Sudan oo Booqasho ku yimid Somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Saraakiil Militeri Iyo Dublamaasiyiin Ka Socda Dalka...