Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Taliyihii Aaga Taleex

0
18

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore , Xildhibaan Dhakool iyo Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen taliyihii aaga Taleex oo ay sheegen in Ciidamada Puntland ay dileen ka dib markii ay jid gooyo u galeen.

 

Sidoo kale Masuulyiintan ayaa waxaa ay wacad ku mareen in ay ka jawaabi doonan talaabadaasi foosha xun ee maamulka Puntland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here