WARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA SIYAASADDA Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Cod Ku Hor-Istaagay Mooshin Lagu Diciifinayo Awoodaha Maayerrada Magaalooyinka By faro - April 3, 2018 0 84 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Cod Gacan-taag ah isku-hor-taagay Mooshin la xidhiidha Diciifinta Awoodaha Maayerrada iyo Maayer Ku-xigeennada Magaalooyinka Somaliland. DAAWO: Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland ee Maanta: