Hargaysa(Hubaal)Xildhibaan Muuse Ciise Faarax (Ina Ciise Xamaarwi) oo ka tirsan Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay qodabo muhiim ah oo ay ka mid yihiin mudo kordhinta Xukuumada Madaxwayne Siilanyo loo wado , Xilka qaadistii madaxwaynaha ee Gudoomiyaha Maxakamada Sare ee Somaliland, dagaal maalintii shalay ka dhacay deegaanka Degmada Taleex ee gobalka Xaysimo .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA