HALKAN KA DAAWO: Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Somaliland ayaa Laascaanood Gaadhay maanta,waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay weftiga uu hor kacayo wasiir Samaale masuuliyiinta gobolka Sool iyo dadweyne tiro badan,soo dhaweynta ka dib waxa uu wasiirku kulo la qaatay masuuliyiinta gobolka oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha cusub ee gobolkaas.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Laascaanood Gaadhay