Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanay kulankooda oo albaabbadu u xidhnaa markii uu soo dhammaaday Warbaahinta la hadlay Wasiirka iyo Guddoomiyaha Guddigaas.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Wasiirka Maaliyadda Somaliland Iyo Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Oo Kulan Gaar Ah...