Wasaaradda Waxbarashada Oo Hawlgelisay Kormeerayaasha Imtixaanka Shahaadiga Ah+Gobollada U kala Dirtay Madax-goobeedyada Imtixaanka

0
18

DAAWO: Xafiiska Imtixaannaadka Oo Meel Isugu Keenay Madax-goobeedyada Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo sabtida Ka Bilaabmi Doona guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Dalka+Talooyin Iyo Dardaaranno uu wasiirka waxbarashada iyo guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadku faraqa ugu guntay Kormeerayaasha iyo Adeegayaasha Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada afraad ee dugsiyada sare iyo fasallada sideedaad ee dugsiyada dhexe.


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here