Hargeysa(Hubaal)Wasaarada Arimaha Dibada ayaa Beenisay inay Dhoofinayso Maxbuus Hargeysa ku xidhan oo u dhashay Denmark sidaasi Wasaarada waxay ku sheegtay War saxaafadeed ka soo baxay oo uu ku saxeexanyahay Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi kaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhays Xafiiska Wararka ee Waaheen media Group waxaanu u dhignaa sidan:-
Guriga  WARAR UGU XIISAHA BADAN  Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Beenisay Inay Dhoofinayso Maxbuus Hargeysa Ku Xidhan.
 
			

























