Xaaska Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo La Dilay

0
70

Garoowe, (Hubaal)-Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa lagu dilay Amina Abiib Cilmi, oo ahayd xaaska Madaxwaynihii Hore ee Puntland, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole).

 xaaskii madaxweynii hore ee puntland oo la dilay

Marxuum Amina,xaaska madaxwaynaha hore waxaa sida la sheegay  rasaas ku dilay wiil ay dhashay oo lagu magcaabo Cumar Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

lama garanayo sababta dhabta ah ee wiilkaasi u dilay hooyadii, balse ciidamada amaanka ee Puntland oo gacanta kusoo dhigay wiilkaasi markii uu dilka gaystay kadib, ayaa haatan baadhintaan ku wada Sababta dilkaasi.

Arrintani oo naxdin ku noqotay dad badan, ayaa si aad ah looga hadal hayaa magaalada Garoowe.

Xigasho Horn Cable Tv

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here