Hargeysa (Hubaal) Idaacad fm ah oo habeenkii abaaro 9:30 baahinteeda laga dhageysan jiray magaaladda Hargeysa islamarkaana ay xukuumadda Siilaanyo ku dawakhday helideeda ayaa goordhaweyd caawa la qabtay,waxaana la sheegayaa in hadda ciidamada booliska oo hawlgalnan ku jiray maalmihii u dambeeyayba ay qabteen isla markaana la geeyay saldhiga hoose ee magaaladda Hargeysa
wixii warar intaa dheer ee soo kordha dib ayaanu idinkala socod siin doonaa