War Deg-deg Ah HALKAN KA DAALACO: Mid Ka Mid Ah Wasiirrada Ugu Shilis Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Kasoo Jeedda Beesha Sacad Muuse oo Berri Shaacinaya Inuu Yahay Musharraxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KUILMIYE

0
40

Maxaa Sababay Is sharraxida Wasiirka Amuuraha dibeda iyox idhiidhka caalamiga ah ee dawladda Somalialnd Md. Maxamed Biixi Yoonis?

Dhinaca kale dhawaaqan Wasiirka   ka soo yeedhay ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ku tilmaameen inuu food saaro u yahay hindise maalmihii u dembeeyey dib u soo nooleeyey   ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedi  guux ka dhex abuurtay bulshada beesha HOODAALE [Sacad Muuse] oo kursigani u xisaabsan yahay, kaas oo warbaahinta wax ka qortay Qorshe Maxamed Aw siciid wadada ugu xaadhayo Muuse Biixi. Haddaba si Aad uga bogato damaca iyo hanka siyaasadeed ee wasiirkan fadlan guji sawirka hoose

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here