Wakaaladda Korontada Hargeysa Oo Dollar Ka Dhigtay Biilashii Ay Shilinka Somaliland Ku Qaadi Jirtay

0
33

Hargeysa(Hubaal) Wakaaladda Korontada Hargeysa ayaa Markii ugu horaysay Macaamiisheeda ku soo rogtay in ay Biilasha ku soo bixiyaan Dollar, Halka ay ku qaadi jirtay Shillinka Somaliland.

Sida ay Waaheen u sheegen qaar ka mid ah macaamiisha Wakaaladda korontada Hargeysa ayaa Sheegaya in Maamulka Cusub ee Wakaaladdu ku wargaliyeen in ay biilasha ku soo  bixiyaan Dollar,  waxaanay ku doodeen in ay arrintani saamayn ku yeelanayso dadweynaha.

Sicir bararka naafeeyey Somaliland ayey dhaqaalayahanada qaarkood ku doodaan in ay ka timaad isticmaalka shillinka Somaliland oo suuqyada ganacsiga ku sii yaraanaya, gaar ahaan Adeegyaddii Bulshada oo ay dhammaan dadku ku saleeyeen lacagta Dollarka.

 wershada laydhka

Ta laabadan ay wakaaladdu ku joojisay isticmaalka shillin Somaliland  ayaa ku soo beegmaysa ka dib markii bishan Xukuumaddu Qaybo ka mid ah ku wareejisay ganacsato

source:waaheen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here