USA: Maamulka Trump Oo Racfaankii Laga Diiday

0
46

XAAKIMKA-MAXKAMADDA-SEETTLE-OO-IS-HORTAAGAY-GOAANKA-TRUMP-EE-MUSLIMIINTA-KA-DHANKA-AH-2017

Maxkamad racfaan oo heer federal ah ayaa ganafka ku dhufatay codsigii maamulka Trump ku doonayey in si dhakhso ah dib loogu dhaqan geliyo qaraarkii madaxweyne Tramp uu dadka ku tarxiilayey kaas oo garsoore heer federal ahi horjoogsaday Jimcihii. Xayiraadda qaraarkani waxay saamaynaysay dadka u dhashay todoba dal oo Muslim ah.

Qareenada amarkan diidanaa ayaa ku tilmaamay inuu yahay mid aan dastuuri ahayn isla makaana dadka kala takooraya.

Garsoore heer fedeaal ah oo fadhiyay maxkamad ku taal Seattle ayaa dalabka qareennada dowladda hore ugu gacan saydhay kuwaas oo doodoodu ahayd in aanu isagu awood u lahayn inuu laalo qaraarka madaxweyne Trump.

Xigasho: bbc

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here