Caynaba,Burco Iyo Berbera Ayaa Beenniyay Qoraal Lagu Shaaciyay M In Lagu Dhaawaqay Shir Beesha Yoonis C/Raxmaan Ku Furamaya Magalada Caynaba Ee Gobolka Saraar Isla Markaana Lagu Dhawaaqay Gudi Qabanqaabo Oo Isagu Ka yahay Gudoomiye Ku Xigeen Waxa Kale Oo U Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo Shir Aya Tashiya Oo Beeshoodu Yeelato Lakiinse Aanu Hada Ogayn Meel Lagu Shiray Oo Lagu Doortay Gudi Qabanqaabo,
Waxa Kale Oo Ku Baaqay Maxmud C/raxmaan Muse Qoraalakaasi Lasoo Saaray Cidii Qortay Ay Masuulkeeda Leedahay
Burco(Hubaal)-Maxmud C/Laahi Muse Oo Ka Mida Odayasha Iyo Waxgaradka Beesha Yoonis C/Raxmaan Ee Basha Habar Jaclo Ee Daga Gobolada Waa Sida Uu Hadalka U Dhigee Waxana Hadalkiisii Ka Mid Ahaa SidaTan“Anigoo Ah Maxamud C/Laahi Muuse Waxa Aan Halkan Kaga Jawaabayaa In Bayaan Ama Qoraal Ku Soo Baaxay Qaar Ka Mida Warbaahinta Tarikhdu Markay Ahayd 30 Bishan Macnihiisu Yahay Ama Ciwaankiisu Yahay In Shir Dhawaan Beesha Rer Yoonis Uga Furmi Doona Magalada Caynabo Iyo Guddi Qabanqaabo Oo La Magcaabay, run Ahaanti Waxa Aan Doonayaa Inaan Saddax Qodob Caddeeyo, Qodobka Kowaad Horta Anigu Kama Soo Horjeedo Shir U Qabsooma Beesha Reer Yoonis Waxana Ka Mid Ahay Runtii Dadka Danaynaaya Besha Yoonis C/Raxmaan inay Shirto Oo Ay Shir Yeelato Oo Danheeda Guud Iyo Masalaxdeeda Caamka Ay Ka Tashato, Horta Taa Waan Caddaynayaa Oo Kama Soo Horjeedo Waana Raacsanahay, Lakiin Waxa Kale Oo Aan Ku Darayaa Qodobka Labaadna Ii Ah Inaan Ogayn Meel Ay Beesha Rer Yoonis Ku Heeshiyeen oo ay Ku Magacawday Gudida Qabanqaabo Ee Warqadan Ku Cad Ee Lagu Magacaabay Ee Aan Anigu Ugu Qoranahay Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Qabanqaabada Shirka Yoonis C/Raxmaan Uga Furmi Doona Magalada Caynaba, Run Ahaanti Anigu Ma Ogi Arinkaa Shir Kasoo Baxday Iyo Cid Ka Tashatay Iyo Meel Lagu Magacaabay Ma Ogi, Qodabka Saddexad Ee Aan Halkan Ka Caddaynayaa Waxa Weeyi Arinkaa Waxa Aan Kale Socdo Iyo Waxa Aan Ka Ogahay Ma Jirto, Waxanay Runti Ugaartahay Cidii Qortay oo Masuuliaydeeda Leh Waxana Run Ahaanti Usoo Jeedin Lahaa Inaan Waxa La Iska Sheegin Waxaan Jirin, Hadii Ay Yahiin Kuwo Maslaxadda Reer Yoonis Ka Shaqaynaya Ku Waa Nooca Uu Hadlayaa Ama Waxyabaha Nocaasa Ka Qorayaa Sidan Oo Kale Kuma Imaado Shir Ay Leedahay Beel Sidaa U ballaadhan Todoba Cashana Kuma Qobsoomi Karo Cuqaal Isku Timina Anigu Ma Ogi Meel Aay Iskugu Imidna Ma Ogi Waxa Aan Mar Labad Halkan Ka Cadaynayaa Inaan Anigu Qayb Ka Ahayn Guddigaas Qabanqaabo ee la sheegay” Ayuu Yadhi Maxmud C/Raxmaan
source:waaheen