Ujeedada Kulan Aan Saxaafadda Loo Ogolayn Oo Wasiir Biixi La Qaatay Guddida Arrimaha Dibada U Qaabilsan Golaha Wakiillada

0
27

HUBAAL TV: kulan saxaafaddu dibada ka joogtay oo wasiirka arrimaha dibada la qaatay guddida arrimaha dibada u qaabilsan golaha wakiillada

Kulankan ka dib waxa saxaafadda dibada kula hadlay wasiir Biixi iyo guddoomiyaha guddida arrimaha dibada u qaabilsan wakiilada xildhibaan Kijaandhe oo faah-faahin ka bixiyay amuurta uu darnaa kulankaasi

wasiir biixi iyo xildhibaan kijaandhe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here