SOOL: Xuddun oo School farasamada gacanta Ah Laga Dhisayo‏

0
35

Magaalada Xuddun ee Gobolka Sool waxaa ka socda hawlo lagu doonayey in lagu horumariyo kaabayaasha nolosha aadamaha sida Dugsiyada, Waddooyinka iyo Biyaha saafiga ah ee la cabbo, munaasabad ka mid ah qorshayaashaasi oo lagu qabtay Magaalada laascaanood ayaa gudida horumarinta Degmada Xuddun waxay ku soo bandhigeen qaabka taakulada looga gaysan karo dugsi dhanka farsamada gacanta ah oo halkaasi la doonayo in laga dhiso.

Halkan Hoose ka Daawo Warkan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here