SOMALILAND Oo Beesha Caalamka U Sharaxday In Somaliya Aanay Diyaar U Ahayn Wadahadal‏

0
26

DAAWO: Wasiirka Arimaha Dibada ee JSL ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay wefti uu hogaaminayey ku tageen Dalka Kenya, iyo kulmadii ay la yeesheen in ka badan sodomeeyo safaarado dalal shisheeye iyo hay’ado caalmi ah isugu jira, waxana wasiirku sheegay in ay u sharraxeen beesha caalamka in burburkii wadahadaladii Turkiga ay mas’uul ka tahay Dawladda Somaliya, isla markaana aanay u ekayn mid raalli ka ah in la wadahadlo oo si wanaagsan loo kala carraabo.

maxamed biixi yoonis

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here