Hargeysa (Hubaal) Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani ayaa dhambaal hambalyo munaasibadda Ciiddal-Udxa awgeed ah u diray ciidamada qaranka, sidoo kalena sheegay inay diyaar u yihiin difaaca dalka cidkasta oo nabadgelyadooda kusoo duusha.
DAAWO: