Shir-guddoonka golaha wakiillada Somaliland oo TACSI Tiiraanyo leh u diray Qoyska Marxuum Xildh/Prof Maxamed Barkhad Miigane

0
47

Hargeysa (Hubaal) Alle ha u naxariistee waxa magaaladda Borama ee gobolka Awdal ku geeriyooday xildhibaan Prof.Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal) oo ka tirsanaa golaha wakiillada Somaliland.

Shir-guddoonka aqalka wakiillada Somaliland ayaa tacsi u diray ehelada,qaraabada,asxaabta iyo dhammaanba bulshada reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum Miiganegolaha wakiilada

MIIGANE

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here