Qurbojoogga Reer Arabsiyo oo School u Dhisaya Dadkooda‏

0
36

Qurbojooga reer Somaliland ee Ka soo Jeeda Magaalada arabsiyo ee Gobolka gabiley ayaa School ka dhisaya Magaalada Arabsiyo, iyadoo munaasabadda dhagax dhigga ay si wadajir ah u sameeyeen badhasaabka Gobolka Gabiley Mustafe Shiino iyo wakiillo ka socday Qurbajooga oo ay wehelinayeen hawlawadeenada Dawladda Hoose ee magaaladaasi.

arabsiyo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here