Qoxootiga Ka Soo Cararaya Dagaalka Yemen Oo Ku Soo Qulqulaya Somaliland + DAAWO Markab Siday 400 Oo Qof Oo Maanta Soo Gaadhay Dekedda Berbera

0
41

Dekedda magaaladda Berbera ayaa waxa ku soo qulqulaya barakacayaal ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yemen,qoxootigan oo u badan Soomaali ayaa waxa maalmihii u dambeeyay ay soo gaadhayeen marsada Berbera,waxaana isla maanta ka soo degay markab sida ugu yaraan 400 oo qof oo ka soo qaxay colaada dalka Yemen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here