OGEYSIIS….OGEYSIIS: Habeenka Weedhsame Iyo Waadiga Suugaanta: Abwaan Weedhsame Oo Soo Bandhigaya Maansooyin Cusub + Goobta Iyo Habeenka

0
58

Maanso yahanka da’da yar ee Xasan Daahir Ismail Weedhsame oo habeenka Jimcaha ee Sabtidu soo galayso kuna taariikhaysan 8/5/2015 kusoo bandhigi doona maansooyin cusub oo Abwaanku uu daawaha ka qaaday, Abwaan weedhsame oo sidii hore looga bartay laga filayo inuu maansooyin uu ku iftiimin doono waayaha dalku marayo iyo xaaladaha xasaasiga ah ee lagu jiro waxaa hubaala in bulshowaynta Somaliland Abwaan Weedhsame u soo bandhigi doono Suugaan xiise gaara u yeelan doonta Maqalka, Maanka iyo Maskaxaha Bulshada  ka soo qayb gali doonta.

habeenka weedhsame

GOOBTA: MAANSOOR HOTEL

GOORTA: 08/05/2015

SAACADA: 6:30 FIIDNIMO

Haka maqnaan oo haka baaqan Habeenkaas Iyo maansooyinka cusub ee Abwaan Weedhsame

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here