Mudane Ka Tirsan golaha wakiillada Oo Dhaliilo Hor Leh U Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (DAAWO)

0
34

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, oo ka tirsan aqalka wakiilada Somaliland, ayaa dhaliilay Xeerka aasaaska Hay’adda Duulimaadyada madaniga ah oo hor yaala Golaha wakiilada. Waxa uu ka digay in la ansixiyo xeerkaasi oo uu sheegay inuu yahay mid jidaynaya Lacag Urursi laxaad leh.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here