DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ku Dhawaaqay marka la gaadho 26 June Inuu Kursiga Baneenayo
“naftayda waxaan odhanayaa waxaa laguu doortay golaha wakiilada September 2005,muddo xileedku wuxuu kaa dhamaaday September 2010-kii…nafteydu waxay iigu jawaabtay inaanay rabin muddo korodhsi dambe…nafteydu waxay leedahay muddadii laguu kordhiyay waxay kaaga eeg tahay 26 June 2015…nafteydu waxay leedahay waxaan diyaar u ahay in doorashada la qabto..haddii la qaban waayana in golaha la kala diro” Cirro