DAAWO: Jiif caaqil cambiraxmaan cabilaahi xaaji Xasan oo loo yaqaanay Cabdi Nugaal,kana mid ahaa cuqaasha waaweyn ee gobolka Tog-dheer,kuna geeriyooday magaaladda Burco ayaa maanta waxa aas qaran loogu sameeyay isla magaaladda Burco
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Mid Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Somaliland Oo Maanta Magaaladda Burco Lagu Aasay