Masuul Ka Tirsan Ururada Bulshada Somaliland Oo Ka Waramay Tacadiyo Uu Kala Kulmay Waaxda Socdaalka Dawladda F. Somalia

0
24

Cumar Jaamac Faarx oo kamid masuuliyiinta ururada bulshada ee Somaliland oo si gaar ah ula hadlay HCTV ayaa sheegay tacadiyo uu kala kulmay waaxda socdaalka dawladda federaalka Somalia xili uu ku socdaalayay baasaboorka Somaliland isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaaladda Muqdisho xarunta dalka Somalia.

Halkan Ka Daawo Masuulka oo ka waramaya amuurtan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here