DAAWO: Marwada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina-Weris Sheekh Maxamed Jirde ayaa maanta furtay Mac-had cusub oo lagu baran doono hanaanka cunto karinta, lagana qaadayo shahaadooyinka heer jaamacadeed, kaas oo laga hirgeliyey Magaalada Hargaysa.
Guriga  WARAR UGU XIISAHA BADAN  Marwada Madaxweynaha Oo Maanta Hargeysa Ka Furtay Mac-Had Cusub Oo Lagu Baran...
			
























