“Markaad Masuuliyiinteena Aad Danta Guud kala hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, markaad reer Kala Hadlaysidna toban dhegood bay yeellanayaan”

0
75

“Waxaan Idiin Sheegayaa aniga Arday-daydu Waa Ay Badan Tahay Laakiin In Badan Baa Caasiyiin Ah”
“WAxaynu noqonay Ummad Ay Danta shakhsiga ahi kala weynta danta guud, oo markaad u tagtay masuuliyiinteena ee aad danta guud kala hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, markaad reer Kala Hadlaysidna toban dhegood bay yeellanayaan”

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad Loogu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 10-Aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskii Shirkadda Daabacaaddda Sagal Jet .

faysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-dawladdu-tallaabo-ka-qaaddo-musharrax-cirro-2016

 

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here