“Madaxweynuhu Wuxuu Ku Celceliyay Maalin Laygu Dari Maayo,Hadalkaa Wanaagsan Ee Madaxweynaha Waxa Mugdi Geliya Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadiisa,Xildhibaano Guurtida & Wakiilada ah Oo Iyagu..”

0
26

HUBAAL TV: DAAWO Guddoomiye cirro oo madaxweynaha u soo jeediyay inuu hadalkiisii “maalin laygu dari maayo” uu ficil u bedelo 

“madaxweynuhu wuxuu ku celceliyay maalin laygu dari maayo,hadalkaa wanaagsan ee madaxweynaha waxa mugdi geliya wasiiro ka tirsan xukuumadiisa,xildhibaano ka tisan guurtida &wakiilada oo iyagu aad u taageera madaxweynaha oo iyagu si badheedha u yidhaahda mid ka soo horjeeda ka madaxweynaha oo ah in xukuumadda loo kordhiyo” guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada

CIRRO

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here