Munaasibad ballaadhan oo lagu saxeexayo ballaadhinta Dekedda Berbera ee lagu wareejiyay DP World, ayaa maanta lagu qabtay madaxtooyadda Somaliland.
Munaasibada oo ay kasoo qaybgaleen Madaxweyne Muuse Biixi, Agaasimaha DP. world Iyo marti sharaf kale kala soco Araweelo News Network.