Maayirka Cusub Ee Degmada Wajaale Oo Xilkii La Wareegay(DAAWO)

0
30

Munaasibad balaadhan oo xilalka loogu kala wareejiyay maayirkii hore ee degmada Tog-wajaale iyo maayirka cusub ee dhawaan la soo magacaabay ayaa waxa lagu abtay magaaladda Wajaale,munaasibadan ayaa waxa soo qayb galay madaxda dawlada laamaheeda kala duwan,dadweynaha magaaladda,saxaafadda,salaadiin iyo marti sharaf kale.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here