Maayarka Caasimada Oo Faahfaahiyay Mashaariic Ay Dowladda Hoose Ka Hirgalinayso‏ Suuqii Hore Loo Odhan Jiray Xero Dhifta(DAAWO)

0
43

Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa maanta ka waramay Mashaariic ay dawlada hoose ee Caasimadu ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta.

Maayarka Caasimada ayaa Sheegay in Mashruucan iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Sadex Biloodka soo socda ay ku hawl gali doonaan.

xero dhifta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here