“layaab ma lihi haddaan Maanta idhaa SIILAANYO Waa Beenaale,oo doorashadii uu lahaa xiligeedaan ku qabanaya uu qaban waayo,madaxweynenimada uun baan kaga xishoonayaaye,waa beenaale”

0
33

HALKAN KA DAAWO: Ergada Dhalinyarada Gobolka Gabiley uga soo qaybgashay shirweynahii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani oo sheegay inay ku hungoobeen xukuumadda madaxweyne Siilaanyo,oo ay ku sheegeen inaanu wacad lahayn

dhalinyarada waddani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here