Hargeysa (Hubaal)- Rasaas La Isku Waydaarsaday Tiyaatarka Magaalada Hargeysa Laba Kooxood Oo Isku Haysata Tayaatarka Iyo Baarkinkiisa.
Wararka ka soo baxaya ayaa sheegaya in hadda rasaastu ka dhex dhacayso Xaafada News Hargeysa halkaas oo laba kooxood iskaga hor yimaadeen ama isku qabsadeen dhismaha Tiyaatarkii Hargeysa iyo Dhulkii baarkeerinka u ahaan jiray Tiyaatarka, Wariye ka howla Gala Wararka Shabakada Buushaale News oo goobta ku sugan ayaa noo xaqiijiyey in haddaa Rasaastu dhacayso ciidan gurmad ahna lakeenay isla goobta
source:buushaalenews