Kun Doollar ayuu ka sameeyay Milyan Doollar!!!. W/Q: Mustafe Axmed

0
55

Gu’giisii shan iyo tobnaad ayuu damcay inuu gato gaadhigiisa khaaska ah, wuxuu ahaa arday ku jira dugsiga sare. Muu haysan shilin dhexda ka daloola, sidaas oo ay tahay

wuxuu ku hammiyi jiray inuu gaadhigiisa ku gato naqad! Haa, wuxuu necbaa daymaha laga qaato bangiyada, wuxuu garawsanaa in qofkasta oo ku nool Maraykan uu yahay “La hayste”. Galab ayuu aabbihii ka dalbaday inuu u oggolaado inuu xoogsi tago, si uu u gato gaadhigan maanqaaday. Wuxuu se’ kala kulmay aabbihii arrin aanu talada ku sii darsan. Aabbe wanaagsan ayuu ahaa, aabbe garanaya waxa xaq loogu leeyahaya ayuu ahaa, aabbe fahmaya dareenka wiilkiisa ayuu ahaa.

Si aad qormadan oo faahfaahsan u akhrisato guji sawirka hoose ee qoraaga

untitled

 

Mustafe Axmed Xasan

Facebook:Mustafa Ahmed

Email:mustafeh2@gmail.com

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here