DAAWO: Komishanka Iyo Sadexda Guddoomiye Xisbi Oo Kulan Gaar Ah Maanta Yeeshay

0
34

Hargeysa (Hubaal) Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Maanta Kulan isku yeedhay Guddoomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran ee kala ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha  Xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro, iyo  Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

 komiishanka doorashooyinka

HALKAN HOOSE KA DAAWO

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here