Xoghayaha arimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry iyo xubno la socda ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo haatan lagu soo dhaweynayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Garoonka waxaa ku sugan madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada iyo sidoo kale xubno ka mid ah Labada gole ee dowladda.
US Secretary of State John Kerry, accompanied by Special Representative for Somalia James McAnulty, left, meets with President Hassan Sheikh Mohammed, second from right, and Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke, right, at the airport in Mogadishu, Somalia, Tuesday, May 5, 2015, in a show of solidarity with the Somalian government trying to defeat al-Qaida-allied militants and end decades of war in the African country. Kerry is the first U.S. Secretary of State to ever visit the country. Kerry is also visiting Sri Lanka, Kenya, Djibouti, France, and Saudi Arabia on his trip. (AP Photo/Andrew Harnik, Pool)
Waxaa la filayaa in John Kerry uu kulan la yeesho madaxda sare ee dowladda Federaalka iyo hogaamiyayaasha maamul gobaleedyada oo ay ka wada hadli doonaan arimo badan oo qaarkood ku aadan xaqiijinta hiigsiga 2016.
US Secretary of State John Kerry, left, meets with President Hassan Sheikh Mohammed, second from right, and Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke, right, at the airport in Mogadishu, Somalia, Tuesday, May 5, 2015, in a show of solidarity with the Somalian government trying to defeat al-Qaida-allied militants and end decades of war in the African country. Kerry is the first U.S. Secretary of State to ever visit the country. Kerry is also visiting Sri Lanka, Kenya, Djibouti, France, and Saudi Arabia on his trip.(AP Photo/Andrew Harnik, Pool)
Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay waxaana inta badan maanta xiran Wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, waxaana imaanshaha John Kerry ee Magaalada Muqdisho uu maanta saameyn ku yeeshay howlihii caadiga ahaa ee Garoonka Aadan Cadde.
Safarka magaalada Muqdisho uu ku yimid xoghayaha arimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Mas’uul ka socda dowladda Maraykanka uu ku yimaado magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay sanadka markii uu ahaa 1993-kii.
U.S. Secretary of State John Kerry arrives at the airport in Mogadishu, Somalia Tuesday, May 5, 2015. Kerry made unannounced trip to Somalia in a show of solidarity with the government trying to defeat al-Qaida-allied militants and end decades of war in the African country. He is the first top U.S. diplomat ever to visit Somalia. (AP Photo/Andrew Harnik, Pool)