Jaalliyada Somaliland Ee Germany Oo Ka Hadashay Dhalinyaro Puntland Lagu Afduubtay Iyo Xuska 18 May Germany Oo La Shaaciyey

0
23

Kassel (Hubaal) Jaalliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadanka Jarmalka Ayaa Ka Dareen Celiyey Falkii Foosha Xumaa Ee Lagu Afduubay Dhalinyarada Somaliland ee magaalada Ee Garoowe Safarka ku joogay.

 

Xubnihii Halkaasi ka Hadlay Ayaa Baaq udiray Maamul Goboleedka Puntland iyaga oo Xusay in Falkani Amni Darro Shacabka Saamaysa Abuuri karo haddii aan Si Wada jira ah looga Hortagin.

 

Sidoo kale Gudoomiyaha Dallada Guud ee Jaalliyada Somaliland ee Germany C/fataax Cali Daa,uud ayaa isaganu  Cabaareeyey Falkaasi lagu Kacay Dhalinyaro aan Waxba Galabsan.

 

Dhinaca kale Gudoomiyaha Jaalliyada Somaliland ayaa Shaaciyey Magaalada Lagu Qaban doono Sanadka Xuska 18 may ee Dalkani Jarmalka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here