“Masuulka Koowaad Ee Qaranku Markan Noqon Maayo Madaxwayne Hadlay Oo Dadkiisa Been U Sheegay”– Muj. Cali-Gurey
Hargeysa (Horweyn)-Guddoomiya
ha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa soo dhawaayay baaqii ka soo baxay Madaxweynaha ee la xidhiidhay inay doorashadu xiligeeda qabsoomi doonto,isla markaan wuxuu sheegay in isaga (Madaxweynaha), ay la shaqeeyaan dad aan karaamadiisa Tudhay.
Guji Sawirkan Oo akhriso Warbixintan Oo dhamaystiran