TACSI: Innaa Lillaahi Wa-innaa Ileyhi-raajicuun
Dhammaan Qoyska reer Xuseen Keefkeef oo Kala Ah:
Aabo Xuseen Cabdillaahi Keefkeef, Hooyo Cudbi Ismaaciil Cilmi,
Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef], Xaaskiisa Nimco X. Cali Yuusuf,
Axmed Xuseen Cabdillaahi, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,
Maxamed Xuseen Cabdillaahi, Xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Saynab Xuseen Cabdillaahi, Saygeeda iyo Caruurteeda,
Najax Xuseen Cabdillaahi, saygeeda iyo caruurteeda,
Aamina Xuseen Cabdillaahi, Saygeeda iyo Caruurteeda,
Saddaam Xuseen Cabdillaahi.
Dhammaan Qoyskaasi waxa ay tacsi u dirayaan, Ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay alla ha u naxariistee, Marxuum Buraale Sh. Muxumed Warsame Oo maanta [13th, October, 2014] ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, laguna Aasay Qubuuraha Magaaladda Gabiley. Waxaanay Illaahay SWT uga baryayaan inuu naxariistiisa ugu deeqo, iilka neecow qabow iyo uu ku siiyo naruuro, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo…Aamiin…Aamiin……Aamiin
Tacsi taasi la mid ah waxa Diraya:
Maareeyaha HUBAAL Media Group Maxamed Axmed Jaamac (Calooley),
Tifaftiraha HUBAAL media Xasan Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef],
Mustafe Maxamed Cabdillaahi [Faro],
Axmed Cumar Axmed [Timo],
Cabdirisaaq Xuseen Xaashi [Gaas],
Maxamuud Saalax Ducaale,
Sakariye Axmed Jaamac,
Maxamed Cabdillaahi Cabdi,
Xuseen Meygaag,
Ibraahim Axmed Maxamed [Shiine],
Aadan Cabdi Ciidle,
Axmed Maxamed Cabdillaahi [Barre],
Garyaqaan Muuse Yuusuf Maxamed.
Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan: Ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay alla ha u naxariistee, Marxuum Buraale Sh. Muxumed Warsame Oo maanta [13th, October, 2014] ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, laguna Aasay Qubuuraha Magaaladda Gabiley. Waxaanay Illaahay SWT uga baryayaan inuu naxariistiisa ugu deeqo, Iilka neecow qabow iyo uu ku siiyo naruuro, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo…Aamiin…Aamiin.