HUBAAL TV:“Qaar Waxay Igu Yidhaahdeen (Guddida Caddaalada) Adiga Ku Maanu Moodeyn Ninka Aanu Erinay,Qaarna Waxay Yidhaahdeen,Guddida Nabadgelyada Qaranka Ayaa Amarka Na Siisay,Qaar Kalena…”

0
33

DAAWO: Garsoorihii Wargeyska HUBAAL xayiraada ka qaaday Oo Ka Warbixiyay Sabaha Shaqadii Looga Eryay iyo cida eriday oo uu tilmaamay inaanu ilaa hadda wax cad oo ku saabsan cida iyo amarka sharciga ah ee shaqada looga fadhiisiyay loo keenin

HUBAAL TV:“Qaar Waxay Igu Yidhaahdeen (Guddida Caddaalada) Adiga Ku Maanu Moodeyn Ninka Aanu Erinay,Qaarna Waxay Yidhaahdeen,Guddida Nabadgelyada Qaranka Ayaa Amarka Na Siisay,Qaar Kalena… QAAR waxay yidhaahdeen MADAXTOOYADA ayaa amar na soo siisay”

xuseen belel

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here